Nin arin Cajiib ah uu sameeyay ku helay gabar uu Jeclaa oo diiday (Daawo Sawirada)

Inaad cunnada ka soonto si aad ugu guuleysato niyadda gacalisadaada ma ahan dowga ugu wax ku oolsan, balse hadda waxay taasi u shaqeysay hal nin oo ku nool dalka Hindiya kaas oo cunnada uga soomay afaafka hore ee aqalka saaxiibtiis ay ku nooshahay – isaga oo waliba sita boorar ay ku qoran yihiin ereyo raali-gelin … Continue reading Nin arin Cajiib ah uu sameeyay ku helay gabar uu Jeclaa oo diiday (Daawo Sawirada)